Mucaashaqiinta Bollywoodka
Bollywood aabayaasha iyo hooyooyinka jaceylka …. dadka aad ka u buubuuniya sheekooyinka jaceylka ah….. taageerayaasha jaceylka intaas oo maahmaah waxaa iska leh shirkada weyn ee aflaanta hindiga sameesa ee Bollywood .
Marka ma jiraa jaceyl aktarada dhaxdooda ah ??
Jawaabta halkan kaga bogo
- Priyanka Chopra and Harman Baweja –
Waa saaxiibo aad isugu fiican waxaana horyaala wada dheer si ay jaceyl u aasaasi lahaayeen
- Akshay Kumar and Twinkle Khanna -
waa laba qof oo is jecel nasiibna u yeesheen in ay is aroosaan
- Kajol and Ajay Devgan -
Labada kamid ah mtaanayaasha jaceylka ee Hindiya
- Bipasha Basu and John Abraham -
Xirri fog iyo sxb nimo adag oo ka dhaxeesa labadaan aktar ayaa waxa ay sababtay in ay dadka dhan ku far fiiqaan kana faaloodaan jaceylka labadaan aktar
- Katrina Kaif and Salman Khan -
Jaceyl si fudud ku imaaday oo u dhaxeeya Salman iyo Katrina
- Deepika Padukone and Yuvraj Singh -
Kama mid aha aktarada layaqaano ee Bollywoodka laakiinse jaceylkooda ayaa waxa uu ka dhigayaa caan…!
- Preity Zinta and Ness Wadia -
Quruxleyda caanka ah ee Preity Zinta iyo diroctarka caanka ah ee Ness Wadia oo ayagana is jecel
- Abhishek Bachchan and Aishwarya Rai Bachchan -
Aish warya oo ah boqorada quruxda iyo jaceylkeeda ahna ninka guursaday ee Abhishek
- Saif Ali Khan and Kareena Kapoor -
Kareena Kapoor iyo shahid kapoor oo ahaa jaceyl wadaag ayaan horey u ogeen balse hada waxaa imatay sxb nimo aad u dheer oo ka dhexeesa Kareena iyo Siaf Ali Khan ,,,,, Su’aasha ayaa ah yaa ku guuleesan doona quruxleedaan Kareena..